War-gal Media
War-gal Media
  • 76
  • 3 389 985

Відео

Wasiirka Wasaarada Jidadka JSl iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Galabta Soo Gaadhay Magalada Ceerigaabo
Переглядів 353 місяці тому
Wasiirka Wasaarada Jidadka JSl iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Galabta Soo Gaadhay Magalada Ceerigaabo
Xuska Maalinta Dhir Beerista jsl ee 15 april ayaa si weyn looga xusay Gobolka Sanaag
Переглядів 223 місяці тому
Xuska Maalinta Dhir Beerista jsl ee 15 april ayaa si weyn looga xusay Gobolka Sanaag
Bulshada Ceerigabo ayaa M/weyna uga Mahad naqay Magcaabista Wasiir Maxamuud Warsame Jaamac.
Переглядів 834 місяці тому
Bulshada Ceerigabo ayaa M/weyna uga Mahad naqay Magcaabista Wasiir Maxamuud Warsame Jaamac.
Guddida Nabad gelyada Gobolka Sanag oo Safar u Kuur Gelida Nabadgelyada ku tegey Beeralayda Dayaxa
Переглядів 255 місяців тому
Guddida Nabad gelyada Gobolka Sanag oo Safar u Kuur Gelida Nabadgelyada ku tegey Beeralayda Dayaxa
Masuliyiinta D/Hoose ee Ceerigabo Dhagax Dhigay Wado 1Km ah oo laga Hir Gelinayo Waddada Jidka 30ka
Переглядів 185 місяців тому
Masuliyiinta D/Hoose ee Ceerigabo Dhagax Dhigay Wado 1Km ah oo laga Hir Gelinayo Waddada Jidka 30ka
Agasimaha Guud ee Wasarada Beraha iyo Horumarinta Reer Miyiga JSl oo Safar ku yimi Magalada Cerigabo
Переглядів 275 місяців тому
Agasimaha Guud ee Wasarada Beraha iyo Horumarinta Reer Miyiga JSl oo Safar ku yimi Magalada Cerigabo
Hay'adda shaqaalaha ayaa imtixaan kaaga qaaday macalimiinta ku meel-gaadhka ahaa ee gobolka Sanaag.
Переглядів 345 місяців тому
Hay'adda shaqaalaha ayaa imtixaan kaaga qaaday macalimiinta ku meel-gaadhka ahaa ee gobolka Sanaag.
Wasaarada Horumarinta caafimaadka ayaa Magaalada Ceergaabo Kusoo Geba Gebeeysey Shirkeedii Sanad
Переглядів 396 місяців тому
Wasaarada Horumarinta caafimaadka ayaa Magaalada Ceergaabo Kusoo Geba Gebeeysey Shirkeedii Sanad
Dhibaatada Haweenku Kala Kulmaan Gudniinka Fircooniga Ah
Переглядів 347 місяців тому
Dhibaatada Haweenku Kala Kulmaan Gudniinka Fircooniga Ah
Tacadiyada ay Haweenku kala Kulmaan Furiinka
Переглядів 217 місяців тому
Tacadiyada ay Haweenku kala Kulmaan Furiinka
Caqabadaha ay ku Hayso beeraleyda Ceerigaabo Khudrada ka timaada Dalka Dibadiisa
Переглядів 347 місяців тому
Caqabadaha ay ku Hayso beeraleyda Ceerigaabo Khudrada ka timaada Dalka Dibadiisa
Kulanka Wax Ka Bedkelka Dhalinyarada Somaliland.
Переглядів 278 місяців тому
Kulanka Wax Ka Bedkelka Dhalinyarada Somaliland.
Dhulkaa Uu Nagu Haysto Anagaa Isla Leh Xaajyo Sureer Coljeeg Inanteeda Ubax
Переглядів 338 місяців тому
Dhulkaa Uu Nagu Haysto Anagaa Isla Leh Xaajyo Sureer Coljeeg Inanteeda Ubax
Ceerigaabo Oo Laga Xusey Maalinta Xanuunka Macaanta Aduunka.
Переглядів 178 місяців тому
Ceerigaabo Oo Laga Xusey Maalinta Xanuunka Macaanta Aduunka.
Ceerigaabo Oo Roobsatay
Переглядів 369 місяців тому
Ceerigaabo Oo Roobsatay
Jaamacada Bariga Africa Oo Munaasibad Qalin Jebina U Qabatay Arday
Переглядів 159 місяців тому
Jaamacada Bariga Africa Oo Munaasibad Qalin Jebina U Qabatay Arday
Kulan Lagaga Hadlayey Xuquuqda Haweenka Muslinka Ah Hay.ada Ybeer Ceerigaabo
Переглядів 179 місяців тому
Kulan Lagaga Hadlayey Xuquuqda Haweenka Muslinka Ah Hay.ada Ybeer Ceerigaabo
Gobolka Sanaag Waxaa Wada Dega Dad Walaaalo Ah . Gudoomiyaha Gobolka S. Axmed Cabdi Muuse
Переглядів 159 місяців тому
Gobolka Sanaag Waxaa Wada Dega Dad Walaaalo Ah . Gudoomiyaha Gobolka S. Axmed Cabdi Muuse
MAAMULKA DAWLADA HOOSE EE CEERIGAABO AYAA SOO BANDHIGAY DHISMAYAAL CUSUB OO AY SOO KORDHIYEEN
Переглядів 2603 роки тому
MAAMULKA DAWLADA HOOSE EE CEERIGAABO AYAA SOO BANDHIGAY DHISMAYAAL CUSUB OO AY SOO KORDHIYEEN
BARNAAMIJKA XUSKA 18KA MAY CEERIGAABO 2021
Переглядів 1303 роки тому
BARNAAMIJKA XUSKA 18KA MAY CEERIGAABO 2021
Qudbadii Dr Naasir Uu ka jeediyey Xilwareejinta
Переглядів 1123 роки тому
Qudbadii Dr Naasir Uu ka jeediyey Xilwareejinta
Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Iyo Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Ayaa Fariin La Xidhiidha Covid19
Переглядів 643 роки тому
Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Iyo Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Ayaa Fariin La Xidhiidha Covid19
CASHARKA BIOLOGY LESSON 6
Переглядів 1134 роки тому
CASHARKA BIOLOGY LESSON 6
CASHARKA CILMIGA BULSHADA 3AAD WASAARADA WAXBARASHADA SLNTV
Переглядів 2,6 тис.4 роки тому
CASHARKA CILMIGA BULSHADA 3AAD WASAARADA WAXBARASHADA SLNTV
Musharaxa Golaha Wakiilada JSL Siciid Yaasiin (MICIRO) oo Lagu soo Dhoweeyey Magaalada Badhan
Переглядів 1518 років тому
Musharaxa Golaha Wakiilada JSL Siciid Yaasiin (MICIRO) oo Lagu soo Dhoweeyey Magaalada Badhan
Suldaan Siciid Suldaan C/salaan Maxamuud Cali Shire oo Hargeysa Siweyn loogu Soo dhoweeyey
Переглядів 1,9 тис.9 років тому
Suldaan Siciid Suldaan C/salaan Maxamuud Cali Shire oo Hargeysa Siweyn loogu Soo dhoweeyey
KORMEERKA BADHASABKA GOBOLKA BADHAN UU KUSOO MARAY DEGMADA CEELBUUH QAYBTII LABAAD
Переглядів 5099 років тому
KORMEERKA BADHASABKA GOBOLKA BADHAN UU KUSOO MARAY DEGMADA CEELBUUH QAYBTII LABAAD
KORMEERKII BADHASABKA GOBOLKA BADHAN UU KUSOO MARAY DEGMADA CEELBUUH QAYBTII SADEXAAD
Переглядів 2189 років тому
KORMEERKII BADHASABKA GOBOLKA BADHAN UU KUSOO MARAY DEGMADA CEELBUUH QAYBTII SADEXAAD
BADHASAABKA GOBOLKA BADHAN OO KORMEERKA KUSOO MARAY DEGAANADA HOOS YIMAADA DEGMADA CEELBUUH
Переглядів 1689 років тому
BADHASAABKA GOBOLKA BADHAN OO KORMEERKA KUSOO MARAY DEGAANADA HOOS YIMAADA DEGMADA CEELBUUH

КОМЕНТАРІ

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi1 Годину тому

    Heesaha liveka loo qaadayo way ka macanyihiin kuwan danbe ee la walaaqay

  • @anwarupdyrahman4671
    @anwarupdyrahman4671 3 дні тому

    7_27_2024 🤗

  • @maxamedyaasiinaxmed8102
    @maxamedyaasiinaxmed8102 4 дні тому

    Ha cabana waxan kgu iri ha caban🥺

  • @maxamedamiinmaxamedamiin7345
    @maxamedamiinmaxamedamiin7345 5 днів тому

    what a song and what a singer 💥💥💥💥

  • @JamaMohamed-cp4gm
    @JamaMohamed-cp4gm 7 днів тому

    Ista Jaanisa.waan.ku.bolakaa🎉

  • @JamaMohamed-cp4gm
    @JamaMohamed-cp4gm 7 днів тому

    Sony. För att jag inte kan komma och

  • @JamaMohamed-cp4gm
    @JamaMohamed-cp4gm 7 днів тому

    A..shuutin.for.yuo😊

  • @JamaMohamed-cp4gm
    @JamaMohamed-cp4gm 7 днів тому

    Wadhaab.qaado🎉

  • @JamaMohamed-cp4gm
    @JamaMohamed-cp4gm 7 днів тому

    Ta tida

  • @user-cg6xs9gm6l
    @user-cg6xs9gm6l 7 днів тому

    As c

  • @rahmaahmed3
    @rahmaahmed3 8 днів тому

    Waxan rejeyna inaan is bedelo xanunka aan daremana ow isu bedelo cafi maad insha alah qof adag waan ahay lakiin qalbiga lagama adko 😢 22/07/2024

  • @MomNass
    @MomNass 10 днів тому

    Allow ii fudaydi wayahan aan la daala dhacayo.

  • @yaanyo1ify
    @yaanyo1ify 11 днів тому

    Touching song ❤❤❤

  • @fadiaabdi2607
    @fadiaabdi2607 12 днів тому

    10jir ban aha mrkay so baxaysay musalsal bay kuso gali jirtay aad ban ujecla cwa ayn soboqday anoo dhadhansanaya 2024❤

  • @MuseKhadir-qy7me
    @MuseKhadir-qy7me 13 днів тому

    Waar naga daya mental, naagtu maa iyada uudho nimca yassin naa dhahàa

  • @ApdikaremMaxamed
    @ApdikaremMaxamed 18 днів тому

    12/7/2024 -6/1/1446 day 1 nolosha cusub soo dhawee raj

  • @pinkoceanview5130
    @pinkoceanview5130 19 днів тому

    Beautiful deep song❤

  • @user-op3ph7hh9y
    @user-op3ph7hh9y 20 днів тому

    2024 yaa ila daawaday

  • @24sports58
    @24sports58 24 дні тому

    Hadaad adoo mirqasan dhageysaneyso ismuuji libax

  • @nimcomaxamed3365
    @nimcomaxamed3365 24 дні тому

    ilohow nolol qurux badan ayaan kuwey diistey adaa boqore❤❤😢

  • @user-lz5mt4ch5m
    @user-lz5mt4ch5m 25 днів тому

    mursal iyo qadro salimo yaa ila arkay

  • @ananiaQueen
    @ananiaQueen 28 днів тому

    😢😢😢😢😢

  • @Cumarrii-Ibra
    @Cumarrii-Ibra 28 днів тому

    if I Listening this song I remember me to all my b****es man.. I haven't forget at all

  • @diiniofficialchannel7531
    @diiniofficialchannel7531 Місяць тому

    Inta og in heestaan Mursal muse ku socoto.

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i Місяць тому

    Ninkaa fiican lkn naagto waa iidoorad cuqdadaysan

  • @Maftuxafqysal
    @Maftuxafqysal Місяць тому

    Heestan waxan dhagaysanaya anigo qof jecel isana ijecel haysto balse aan waxpa haysan ama wakhtigu ku adag yahay oo labayado hami guur nagu jiro inan mar uun is helno waliba xoog isku jacayl balse nolosha nagu adag iyo waayaha balse waxan rajanaya inan ka baxano wakhtigan nagu adag oo guri aan leenahay samaysano anigu wan dalalaya isna wuu dadalaya insha allah waxan rajanaya inan xagan aan jogno ka tagno oo aan safarno oo waliba guul ama guul daro u badhedhno sii ay nolosha isku badasho oo aan naftayada halis galino sii aan nolosha xaga ugu bilaw no ama nolosha aan rajanayno noo hagagto insha allah Ilahayow hamigayga noo ruume yaa rabi Insha allah waxan ku so noqon doona malin aan faraxasanahay oo aan helay noloshan rabay alle hay kaa daayo my live faraxadaydii ❤zaki apdirahama cali🥰👩‍❤️‍👨 28/6/2024 Habeen ay so galayso axad 9:42 Xusus aan u so laban doon hdii anan dhiman Insha allah Allow laba kasto is jacayl is sii ❤😊

  • @jirda-gooyechannel7028
    @jirda-gooyechannel7028 Місяць тому

    Hees io badh waayh runtiii xasuuus gooniya ayeey igu leedahay 2014 ayaan ka dhegaysan jiry tel niicle ah oo memory iigu jiro hada wxn soo booqday 29/6/2024 Alxm illahay ayaa mahad iska leh cimriga ii barekeeyay

  • @ahmedabdullahi431
    @ahmedabdullahi431 Місяць тому

    29-6-2024

  • @ASADABADIHAAJI
    @ASADABADIHAAJI Місяць тому

    Mantaantii jacaylkaay kaa marmimaye kala maarmi Mayne aan mid0wna N0lasheenu😢😢

  • @abdiraxmaandaahir
    @abdiraxmaandaahir Місяць тому

    Caawana tasho baan ku idhi way hees dhaaftay❤

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 Місяць тому

    Heestan waxan dhageysanayaa anigoo safar tahriipa ilahay hay nabad geeyo mesha aan doonaayo ii soo duceeya dhalinyero 2024/6 saacada12:19 habeenimo

    • @AyanleTrader
      @AyanleTrader Місяць тому

      sxb guul ku rajeynaa horo usoco

  • @crxmaanaxmed700
    @crxmaanaxmed700 Місяць тому

    Best song in the wold😢❤

  • @salehmohammed9555
    @salehmohammed9555 Місяць тому

    Mursaal about to cry 😂😂

  • @abdirahmanofficial6923
    @abdirahmanofficial6923 Місяць тому

    Wlhi habeenkay Soo Baxday Yadoo Live Ah Ayaan Daawanayay 10sanno Kadib Ayaan Caawa Dib Udhagaysanayaa, Commentska Dadka Hadaad Akhrisatid Waxaad Is Odhanaysaa Malaha Dadka Adaa Ka Caafimaad Qaba.😢

  • @user-dh8rk2ss6x
    @user-dh8rk2ss6x Місяць тому

    Heestan waxa dhageysan jir 2014 hada oo la maraayo 2024 xita heestan dhageysta wayoo wa erayo aad u mac hada iga dambeyso liketa ha ila dhafin😢😢😢

  • @XasanDegmo
    @XasanDegmo Місяць тому

    😭😭😭

  • @JamaMohamed-cp4gm
    @JamaMohamed-cp4gm Місяць тому

    Waan.ku.salaamey.

  • @JamaMohamed-cp4gm
    @JamaMohamed-cp4gm Місяць тому

    Tack.you

  • @JamaMohamed-cp4gm
    @JamaMohamed-cp4gm Місяць тому

    Nolashu.ma.ah.iisi.ee.ogoogow

  • @asadbeellochanel9237
    @asadbeellochanel9237 Місяць тому

    Wakhti hadda ka wanaagsan waan dhagaysan dona heestan oo aan nolol cusub so dhawaynayo 😢❤

  • @SuhaybMohamed-ti4yz
    @SuhaybMohamed-ti4yz Місяць тому

    2024 wixii ka danbeeya like saara😅

  • @AzadLiipoy
    @AzadLiipoy Місяць тому

    Who still listening 14/6/2024 Jimce😮 Mr un ciil Bax baan ku iri♧ Wakhtigu uu carayaaaaa😊 Is the best song fore ever🎉🎉

  • @wardichannelforeducational228
    @wardichannelforeducational228 Місяць тому

    Boqorada Hablaha bushaaro ❤

  • @sahlasahla9860
    @sahlasahla9860 Місяць тому

    Waligay waxmaan jeclan jacelna ma aqan lkn dadka qisaskoda markad aqriso waxad daremi inuu jaceylku qurx badnyhy markad mrkd qofkedi heysato. Eyna qaraartahay markad qofki weydo ilhow inti is rabta isu sahal anagana nolol wngsn oo qrx bdn noo sahal 😢

  • @zahraawmuse9226
    @zahraawmuse9226 Місяць тому

    Heestan waxan dhagay sanaya anoo murugay san waliba ilmaadu igu qubanayso waa 2024 Allleaw murugta iga qaad qalbi jab aan yarayn ayaan dareemaya 😢😢

    • @inacawil4092
      @inacawil4092 Місяць тому

      Wallo😢allh kaa qado😢 iskana yare dhagaysiga hesaha qalbiga tabanaya😢

    • @mahdakhadar233
      @mahdakhadar233 26 днів тому

      😢

    • @abdirisaaqxasan541
      @abdirisaaqxasan541 8 днів тому

      𝑆𝑖𝑠𝑡𝑒𝑟.𝑎𝑙𝑙𝑒.𝑞𝑎𝑙𝑏𝑖𝑔𝑎 ℎ𝑎𝑛𝑜.𝑞𝑎𝑏𝑜𝑗𝑖𝑦𝑜.𝑑ℎ𝑚𝑎𝑛𝑡𝑒𝑛

  • @mchaboorentertainment8116
    @mchaboorentertainment8116 Місяць тому

    Cidlada wehel ka wacani Ma jiro. Isla saaxiib oo naftaada jeclow kadibna guro midhaha aad beeratay Alle dartii

  • @drwadiawa6482
    @drwadiawa6482 Місяць тому

    2nd june 2024 listening from cazombo, angola

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 місяці тому

    Nolosha cusubi ma mid aan imaneen baa 10 sano ka bacdi 💔😭 1 june 2024 3:15 am sabti Addis ababa

  • @SaadaqSaadaq-pd7ed
    @SaadaqSaadaq-pd7ed 2 місяці тому

    28/2/2024💔

  • @SaadaqSaadaq-pd7ed
    @SaadaqSaadaq-pd7ed 2 місяці тому

    1/6/20224